
The episode discusses the concept of the scapegoat child within families and the impact of childhood experiences on self-identity.
Weligaa ma iswaydiisay maxay ayaa mar walba laguugu canaantaa wax aadan samayn, laguugu oogaa danbi aadan gelin, laguu faquuqaa ee qoyskiina qaab aadan garanayn kaaga dhigay? yaraantaadii haddii aad magac u heli kari wayday, waynaantaada u hel oo ka kabo . Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan 馃尭 Ka falceli xilqaddan 馃槉
Explore listener stats, chart rankings, contacts and more on the Kabasho podcast page.