
This episode discusses the fear of taking steps forward in life and how to overcome it.
Waligaa ma dareentay in markasta oo aad tallaabo hor臋 u qaaddo Aad haddana dib u qaadayso? Cabsi maka dareentaa hore u socodkaaga nololeed? haddii jawaabtu 'Haa' tahay xilqaddan adiga ayaa iska leh. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan 馃尭 Ka falceli xilqaddan 馃槉
Explore listener stats, chart rankings, contacts and more on the Kabasho podcast page.