
The episode discusses the experience of panic attacks and the feelings associated with them.
Waligaa intuu wadnuhu si xawli ah kuu garaacay , dabadeed aad dhididday oo neeftu ku qabatay ma is tidhi waad dhimanaysaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa xaaladdaasi waxa ay tahay. Dhagaysi wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 馃槉
Explore listener stats, chart rankings, contacts and more on the Kabasho podcast page.