
Insights from recent episode analysis
Audience Interest
Podcast Focus
Publishing Consistency
Platform Reach
Insights are generated by CastFox AI using publicly available data, episode content, and proprietary models.
Most discussed topics
Brands & references
Total monthly reach
Estimated from 2 chart positions in 2 markets.
By chart position
- 🇰🇪KE · Politics#2510K to 30K
- 🇨🇴CO · Politics#181500 to 3K
- Per-Episode Audience
Est. listeners per new episode within ~30 days
5.3K to 17K🎙 ~2x weekly·4 episodes·Last published 2d ago - Monthly Reach
Unique listeners across all episodes (30 days)
11K to 33K🇰🇪91%🇨🇴9% - Active Followers
Loyal subscribers who consistently listen
3.1K to 9.9K
Market Insights
Platform Distribution
Reach across major podcast platforms, updated hourly
Total Followers
—
Total Plays
—
Total Reviews
—
* Data sourced directly from platform APIs and aggregated hourly across all major podcast directories.
On the show
From 5 epsHosts
Not detected.
Recent guests
Recent episodes
S1 E12: Mucaaradka Maxay Rabaan? Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo sharraxay
Jun 25, 2026
1h 36m 43s
S1 E11: Muxuu Xasan Sheekh ka yiri? Dhulka, Dagaalkii Muqdisho & Dowlad Goboleedyada | Miizaan
Jun 12, 2026
1h 21m 22s
Somaaliya Maxay Uga Baahan tahay Wasaarad Koronto| Wareysi Wasiirka Korontada Cabdullaahi Bidhaaan
May 31, 2026
50m 36s
S1 E9: Maxaa Fashiliyay Shirkii Xalane? Wareysi Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Saalax Jaamac
May 26, 2026
1h 58m 17s
S1 E8: Maxaa Fashiliyay Wadahadalladii Dowladda iyo Mucaaradka?
May 18, 2026
1h 33m 59s
Social Links & Contact
Official channels & resources
Official Website
Login
RSS Feed
Login
| Date | Episode | Topics | Guests | Brands | Places | Keywords | Sponsor | Length | |
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| 6/25/26 | ![]() S1 E12: Mucaaradka Maxay Rabaan? Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo sharraxay | Maxaa ka socda siyaasadda Soomaaliya? Maxay mucaaradku uga cabanayaan dowladda? Maxaa sababay xiisaddii Muqdisho ka dhacday?Qeybtan Miizaan Podcast, waxaan ku wareysaneynaa hoggaamiyaha xisbiga Xisbiga Wadajir, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Musharrax madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.Waxaa daadaihinaya Cali Nuur Salaad iyo Xuseen Cabdi Aadan.Wareysigan, Cabdiraxmaan Cabdishakuur wuxuu si faahfaahsan uga hadlay:Xiisaddii Muqdisho iyo sababaha keenayMuranka doorashooyinka SoomaaliyaEedaha la xiriira arrinta dhulkaMudaharaadyada mucaaradkaHub-ka-dhigista iyo amniga caasimaddaWadahadallada u socda dowladda iyo mucaaradkaWuxuu sidoo kale ka hadlay aragtidiisa ku saabsan hoggaanka Hassan Sheikh Mohamud, sharciyadda doorashooyinka, iyo mustaqbalka siyaasadda Soomaaliya.Daawo wareysiga oo dhan si aad u fahanto halka uu marayo muranka siyaasadeed ee Soomaaliya.Timecode00:00 Hordhac02:28 Isku dhacyadii Dowladda iyo Mucaaradka18:41 Hub-ka-dhigista29:40 Mudaharaadkii isu beddelay dagaalka42:08 Wadahadallada & dhexdhexaadinta1:05:58 Mucaradka doorsaho nuucee ah ayeey rabaan?1:11:36 Odayasha uu u yaqaano “fadlan lacag ku shubo”.1:14:54 Ma loo diiday Farmaajo in uu isbahaysiyada mucaardka ku biiro? 1:16:49 Maxaa kala gaaray isaga iyo Farmaajo?1:22:24 Turkiga iyo rajada wadahadalka1:25:37 Muxuu Galmudug doorashadeeda ka aaminsan yihiin?📍 Subscribe: / @dawan_tv💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!https://www.dawan.so/https://www.dawan.africahttps://www.bawaba.africa | 1h 36m 43s | ||||||
| 6/12/26 | ![]() S1 E11: Muxuu Xasan Sheekh ka yiri? Dhulka, Dagaalkii Muqdisho & Dowlad Goboleedyada | Miizaan | Ku soo dhawaada xalqo gaar ah iyo wareysi xiiso leh oo ka tirsan Miisaan Podcast! Wareysigan oo ah kii ugu horreeyey ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, siiyo warbaahinta Soomaaliga intii uu xafiiska joogay muddada afarta sano ah ee termka labaad. waxaa daadaihinaya Cali Nuur Salaad iyo Xuseen Cabdi Aadan.Madaxweynaha ayaa si qoto dheer uga jawaabay su'aalo xasaasi ah oo ku saabsan xaaladda dalka, siyaasadda, amniga, iyo mustaqbalka Soomaaliya.--- 📌 Qodobada ugu Muhiimsan ee Wareysiga:Iskodhaca Mucaaradka iyo Amniga Caasimadda:Maxaa ka dhacay Muqdisho todobaadkii la soo dhaafay? Ma laga baaqsan karay fowdada, iyo waa kee cadowga dibadda ee dowladda ay farta ku fiiqayso?Dastuurka iyo Doorashooyinka:Maxay ku kala duwan yihiin dowladda iyo mucaaradka? Madaxweynaha ayaa ka hadlay dib-u-eegista Dastuurka iyo qorshaha doorashooyinka "Qof iyo Cod" ah.Xiriirka Somaliland iyo Arrimaha Geopolitika:Maxay tahay saameynta dhabta ah ee warkii sheegayay in Somaliland ay aqoonsatay Israel?Muranka Dhulka ee Muqdisho: Sidee loogu jawaabay eedeymaha ku saabsan in dowladda ay iibsanayso dhulka danta guud, maxayse tahay ujeeddada ka dambaysa nidaaminta jidadka?Kheyraadka Dalka Shidaalka iyo Macdanta: Maxaa dowladda Turkiga loogu doortay baarista shidaalka badda Soomaaliya, loogana tagay shirkadihii waaweynaa ee Seven Sisters?Dagaalka Al-Shabaab iyo Ciidanka Cirka iyo Badda: Halkuu marayaa gulufta dagaal ee dib u xoraynta dalka iyo dhismaha ciidammada casriga ah?Xiriirka Mareykanka iyo Donald Trump:Maxay tahay saameynta khudbadaha madaxweyne Trump ee Soomaalida iyo xayiraadaha fiisaha? 🔔 Haddii aad ka heshid barnaamijkan, fadlan SUBSCRIBE dheh, LIKE-na saar, si aad u heshid wareysiyada dambe ee muhiimka ah!#XasanSheekh #MiisaanPodcast #CaliNuurSalaad #Soomaaliya #Mogadishu #SiyaasaddaSoomaaliya #Doorashooyinka #DastuurkaTime Code00:00 Hordhac03:28 Ammaanka 25:57 Doorashooyinka 34:57 Wadahadallada39:32 Dastuurka49:46 Aqoonsiga Israel ee Soomaaliland 58:26 La dagaallanka Alshabaab 01:04:25 Mareykanka 01:07:56 Dhulalka01:16:43 Shidaalka 📍 Subscribe: / @dawan_tv💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!https://www.dawan.so/https://www.dawan.africahttps://www.bawaba.africa | 1h 21m 22s | ||||||
| 5/31/26 | ![]() Somaaliya Maxay Uga Baahan tahay Wasaarad Koronto| Wareysi Wasiirka Korontada Cabdullaahi Bidhaaan | Xalqadan Miizaan Podcast waxaa marti ku ah Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Soomaaliya, Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo sidoo kale ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka.Barnaamijka waxaa daadihinaya Cali Nuur iyo Xuseen Cabdi Aadan, waxaana lagu falanqeynayaa xaaladda korontada iyo biyaha Soomaaliya, doorka dowladda ee sharciyeynta shirkadaha gaarka loo leeyahay, sababta qiimaha korontadu weli u sarreeyo, mashaariicda solar-ka, qorshaha lagu dhimayo qiimaha korontada, iyo suurtagalnimada in Soomaaliya koronto ka soo iibsato Itoobiya.Sidoo kale, wasiirku wuxuu ka hadlay mashaariicda biyaha, xaaladda biyaha Muqdisho, ceelasha magaalada laga saarayo, hoos u dhaca biyaha webiyada, iyo qorshaha wasaaradda ee biyo-gelinta magaalooyin badan oo dalka ah.Qodobada ugu muhiimsan:00:00 – Teaser: Wasaaradda maxay qabataa?02:17 – Hordhaca Miizaan Podcast06:19 – 500 xarumood oo solar la geliyey15:39 – Qorshaha lagu dhimayo qiimaha korontada26:10 – Soomaaliya ma ka soo iibsan kartaa koronto Itoobiya?35:35 – Xaaladda biyaha Muqdisho48:54 – Wasiir mise Xildhibaan: Bidhaan muxuu dooran doonaa? | 50m 36s | ||||||
| 5/26/26 | ![]() S1 E9: Maxaa Fashiliyay Shirkii Xalane? Wareysi Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Saalax Jaamac | Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac oo todobaadkaan marti ku ah Miizaan Podcast oo Dawan Media ka baxay ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan wadahadalladii ugu dambeeyay ee dhex maray dowladda Federaalka ah iyo Madasha Mustaqbalka ee ka dhacay magaalada Mudisho.Saalax oo madaxweynaha ku wehliyay kulanka dhanka dowladda Federaalka ayaa faahfaahiyay waxyaabihii laga wada hadlay, qodobadii la isku mari waayay iyo waxyaabaha ay labada dhinac la soo shir tageen.Sidoo kale wareysiga ayaa lagu falanqeeyay:1- Qabyo tirka Dastuurka2- Muranka doorashooyinka.3- Wadahadallada Somaliland.Wareysiga waxaa qaaday Cali Xalane iyo Calinuur Salaad.🔔 HA SEEGIN XALQADAHA SOO SOCDARiix SUBSCRIBE oo daar ogeysiiska (🔔) si aad ugu horrayso markaansoo bandhigno martida xigta — siyaasiyiin, falanqeeyayaal, iyo siyaasadda Soomaaliya.📍 Subscribe: / @dawan_tv💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!https://www.dawan.so/https://www.dawan.africahttps://www.bawaba.africa━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━📲 NALA SOO XIRIIR🌐 Website: https://dawan.so/📘 Facebook: /DawanTV🐦 X/Twitter: @DawanTV📸 Instagram: @DawanTV🎵 TikTok: @DawanTV | 1h 58m 17s | ||||||
| 5/18/26 | ![]() S1 E8: Maxaa Fashiliyay Wadahadalladii Dowladda iyo Mucaaradka? | Cabdikariim Xuseen Guuleed ma isku diyaarinayaa xilka Ra’iisul Wasaaraha? Maxaa ka qaldan doodda doorashada? Mucaaradku maxay rabaan, xaggeese wax marayaan?Qeybtaan Miizaan Podcast, waxaan ku wareysaneynaa Madaxweynihii hore ee Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed, oo si faahfaahsan uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, doodda doorashooyinka, aragtida mucaaradka, wadahadallada socda, siyaasadda Galmudug, muranka dhulka dowladda, iyo mustaqbalka xisbiga Haybad Qaran.Wareysigan wuxuu sidoo kale iftiiminayaa su’aalo muhiim ah oo ay dad badan is weydiinayaan:Cabdikariim Guuleed ma isku diyaarinayaa xil Ra’iisul Wasaare?Maxaa ka qaldan hannaanka doorashada?Mucaaradku maxay rabaan?Wadahadallada siyaasadeed xaggee marayaan?Doorashada Galmudug sidee ayuu u arkaa?Haybad Qaran yaa musharrax uga ah Galmudug?Muranka dhulka dowladda maxaa sal u ah?Mucaaradku maxay ka qabaan maamulka dhulka?Xisbiga Haybad Qaran muxuu ku tashanayaa?Daawo wareysiga oo dhan si aad u fahanto aragtida Cabdikariim Guuleed ee ku saabsan siyaasadda dalka, doorashooyinka, Galmudug, dhulka dowladda iyo mustaqbalka mucaaradka Soomaaliya.Hosted by: Hussain Abdi Adan and Alinur Salad.Production: All rights reserved by Dawan Media.🔔 HA SEEGIN XALQADAHA SOO SOCDARiix SUBSCRIBE oo daar ogeysiiska (🔔) si aad ugu horrayso markaansoo bandhigno martida xigta — siyaasiyiin, falanqeeyayaal, iyo siyaasadda Soomaaliya.📍 Subscribe: / @dawan_tv💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!https://www.dawan.so/https://www.dawan.africahttps://www.bawaba.africa━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━📲 NALA SOO XIRIIR🌐 Website: https://dawan.so/📘 Facebook: /DawanTV🐦 X/Twitter: @DawanTV📸 Instagram: @DawanTV🎵 TikTok: @DawanTV | 1h 33m 59s | ||||||
| 5/9/26 | ![]() S1 E7: Sanad Miyaa U Haray Dowladda? Wareysi Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka | Dhaqan galka dastuurka Soomaaliya waa dood xasaasi ah oo meel adag mareysa, habraaca loo maray, xilliga uu dhaqan galaayo iyo su’aalo kale oo badan oo aan jawaab loo heynin ayaa dul hoganayo dastuurka.Muddo xileedka Dowladda dastuurka cusub waxa uu u bedalay 5 sano halka kii hore ay 4 sano ahayd, dowladda hadda muddadiida sii dhamaaneyso waxa ay aaminsan tahay inay waqtigoodu 5 sano noqday oo sanad kale u sii harsan yahay, balse mucaaradka waxay si duuduub ah u diidan yihiin wax ka bedelka dastuurka lagu sameeyay.DAstuurka wax laga bedelay waxaa ka farcamay shuruuc doorasho, iyo lagu dhisayo axsaab, taas oo ay doorasho qof iyo cod ah ka dhalatay, iyadana waxay abuurtay qalaalse siyaasadeed oo kale.Wareysigaan oo aan la yeelanay Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (GMDHD) Avv. Burhaan Aadan Cumar oo aan wax ka weydiinay:• Wada shaqeynta Guddiyada.• Madaxbanaanida guddiga• Habraaca dib u eegista• Habka wacyigelinta• Dastuurrada Dowlad Goboleedyada.• Miisaaniyadda Dib u eegista Dastuurka• Siyaasadeynta Dastuurka.• Dhaqangalka dastuurka.Timeline:00:00 Hordhac01:13 Shaqooyinka Guddiyada Dastuurka iyo Wasaaradda.11:24 Sidee guddiyada u wada shaqeeyaan?13:50 Kumeel Gaar Mise Qabyo?20:22 Heshiisyada Dastuurka lagu dhisay?26:56 Wacyigalin La’aan.31:31 Madax bannaanida Guddiga.38:01 Miisaaniyadda Dastuurka43:37 Dastuurrada Dowlad Goboleedyada.45:42 Dhaqangalka Dastuurka49:57 Siyaasadeynta Dastuurka55:07 Dastuurka Cusub iyo shuruucda Doorashada1:00:27 Mustaqbalka Wasaaradda Dastuurka.1:01:30 Gabogabo. | 1h 07m 07s | ||||||
| 5/1/26 | ![]() S1 E6: Isbaheysiga Haybad Qaran iyo Xaqsoor | Cabdiraxmaan Ceynte | Miizaan Podcast | Xalqada Miizaan Podcast, waxaa lagu falanqeynayaa xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan doorka Isbaheysiga Haybad Qaran iyo Xaqsoor, aragtida mucaaradka, doodda ku saabsan doorashada Qof iyo Cod, iyo su’aalaha ka taagan mustaqbalka doorashooyinka madaxtinimo ee Soomaaliya. Martida barnaamijka waa Cabdiraxmaan Ceynte, Guddoomiyaha Isbaheysiga Xaqsoor & Haybad Qaran, oo si faahfaahsan uga hadlaaya✔️ Sababaha gaarka ah ee Xaqsoor uga baxday hannaanka Qof iyo Cod✔️ Sida isbaheysiga Haybad Qaran iyo Xaqsoor u dhashay ✔️ Waxa run ahaantii ka dhacay kulanka Turkiga ee mucaaradka Soomaaliya✔️ Cadaadiska siyaasadeed ee mucaaradku saarayo Villa Somalia iyo HSM✔️ Khariidadda cusub ee doorashooyinka madaxtinimo ee Soomaaliya 2026✔️ Doodda Qof iyo Cod vs hannaanka qabiilka ee siyaasadda SoomaaliyaBarnaamijku wuxuu sidoo kale taabanayaa ✔️ kulanka Turkiga iyo mucaaradka, ✔️ iswaafajinta hannaanka doorashada ✔️ iyo qabiilka, iyo waxa iska beddeli kara doorashooyinka madaxtinimo ee Soomaaliya. Daawo Miizaan Podcast si aad u hesho falanqeyn qoto dheer, su’aalo adag iyo dood siyaasadeed oo dheellitiran. ━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━⏱️ MAWDUUCYADA & WAQTIYADA00:00 ▸ Hordhac & soo bandhigida martida03:45 ▸ Sababta Xaqsoor uga baxday Qof iyo Cod11:20 ▸ Sidee u dhashay isbaheysiga Haybad Qaran iyo Xaqsoor?19:50 ▸ Cadaadiska mucaaradku saarayo Dowladda Federaalka (HSM)28:15 ▸ Shirarka siyaasadeed ee Muqdisho35:40 ▸ Kulanka Turkiga iyo mucaaradka Soomaaliya43:10 ▸ Qof iyo Cod vs Qabiil — dood furan50:25 ▸ Mustaqbalka doorashooyinka madaxtinimo Soomaaliya 202656:30 ▸ Fariin Cabdiraxmaan Ceynte u dirayo dadweynaha Soomaaliyeed━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━🔔 HA SEEGIN XALQADAHA SOO SOCDARiix SUBSCRIBE oo daar ogeysiiska (🔔) si aad ugu horrayso markaansoo bandhigno martida xigta — siyaasiyiin, falanqeeyayaal, iyo siyaasadda Soomaaliya.📍 Subscribe: / @dawan_tv💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!https://www.dawan.so/https://www.dawan.africahttps://www.bawaba.africa━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━📲 NALA SOO XIRIIR🌐 Website: https://dawan.so/📘 Facebook: /DawanTV🐦 X/Twitter: @DawanTV📸 Instagram: @DawanTV🎵 TikTok: @DawanTV━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━Siyaasadda Soomaaliya, doorashooyinka Soomaaliya, mucaaradka Soomaaliya,Cabdiraxmaan Ceynte, Xaqsoor, Haybad Qaran, Dowladda Federaalka Soomaaliya,HSM, Hassan Sheikh Mohamud, Qof iyo Cod, Muqdisho siyaasadda, falanqeynsiyaasadeed, doorashooyinka madaxtinimo 2026, kulanka Turkiga, isbaheysigamucaaradka, Somali politics analysis, Miizaan Podcast, Dawan TV.#Soomaaliya #SomaliPolitics #Muqdisho #Xaqsoor #HaybadQaran#CabdiraxmaanCeynte #MiizaanPodcast #DawanTV #MucaaradkaSoomaaliya#HSM #QofIyoCod #DoorashoSoomaaliya #SiyaasaddaSoomaaliya#DoorashooyinkaSoomaaliya #SomaliNews© Dawan TV — Dhammaan xuquuqdu way xafidan tahay. | 58m 59s | ||||||
| 4/22/26 | ![]() S1 E5: 5 mise 4? Immisa sano ayaa ardayga u fiican inuu jaamacad dhigto?✨ | mustaqbalka waxbarashada Soomaaliyamanhajka+3 | Faarax Sheekh Cabdulqadir | Miizaan Podcastthe Ministry of Education+2 | Af-SoomaaligaSomalia | waxbarashadatacliinta sare+1 | — | 2h 14m 33s | |
| 3/22/26 | ![]() S1 E4: Waa maxay warqadda ay Soomaaliya u dirtay 54-ta dal ee Afrika?✨ | diplomacynational interests+3 | Abdisalaan Abdi Ali Dhaay | Dawan MediaMiizaan Podcast+4 | howlgalka AUSSOMguulaha laga+6 | AUSSOMSomalia+3 | — | 40m 45s | |
| 3/22/26 | ![]() S1 E3: Kamid Noqoshada Soomaaliya ee Bulshada Bariga Afrika EAC, Khasaare Mise Faa'ido?✨ | SomaliaEast African Community+5 | Cali Cumar | Xalqaddan Miizaan Podcast | — | EACSomalia+3 | — | 1h 10m 59s | |
| 3/22/26 | ![]() S1 E2: Deyn Cafinta Kadib, Soomaaliya Deyn Cusub Ma Qaadatay? Wareysi Wasiirka Maaliyadda Biixi Iimaan✨ | Deyn CafintaMustaqbalka Maaliyadda Soomaaliya+3 | Biixi Iimaan Cige | Qeybtan gaarka ah ee Miizaan PodcastIMF+10 | dakhligaSomalia | maaliyaddadeyn+3 | — | 1h 41m 27s | |
| 11/3/25 | ![]() S1 E1: Maareeyaha NIRA oo Ka Jawaabaya: Lacagta Kaarka Aqoonsiga, Eedaha Musuqa & Qorshaha Mustaqbalka |E3✨ | Aqoonsiga QarankaMusuq-maasuq+3 | Maareeyaha Hay Adda Aqoonsiga Qaranka Nira | Dawan MediaNIRA+2 | laga dhigolagu bixiyo qarash | Kaarka AqoonsigaXog-ilaalinta+2 | — | 1h 30m 26s | |
Showing 12 of 12
Pitch Fit is a Pro feature
See how bookable this show is for guests, which brands already advertise, the per-episode ad value, and the best-fit guest and sponsor profile. The numbers are blurred on the free plan.
How readily this show books outside guests like you.
How proven this show is for host-read sponsorships.
For Guests
ProFor Advertisers
ProUpgrade to Pro to unlock guest cadence, sponsor categories, fit scores, and per-episode ad value for this show.
Chart Positions
3 placements across 2 markets.
Chart Positions
3 placements across 2 markets.












