
Insights from recent episode analysis
Audience Interest
Podcast Focus
Publishing Consistency
Platform Reach
Insights are generated by CastFox AI using publicly available data, episode content, and proprietary models.
Total monthly reach
Estimated from 3 chart positions in 3 markets.
By chart position
- 🇨🇦CA · Daily News#1425K to 30K
- 🇰🇪KE · Daily News#4210K to 30K
- 🇸🇦SA · Daily News#144500 to 3K
- Per-Episode Audience
Est. listeners per new episode within ~30 days
4.7K to 19K🎙 Daily cadence·985 episodes·Last published today - Monthly Reach
Unique listeners across all episodes (30 days)
16K to 63K🇨🇦48%🇰🇪48%🇸🇦5% - Active Followers
Loyal subscribers who consistently listen
6.2K to 25K
Market Insights
Platform Distribution
Reach across major podcast platforms, updated hourly
Total Followers
—
Total Plays
—
Total Reviews
—
* Data sourced directly from platform APIs and aggregated hourly across all major podcast directories.
On the show
Recent episodes
World Cup Daily: Mexico iyo Korea Republic oo guuleystey maalinkii furitaanka
Jun 12, 2026
Unknown duration
SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Jimce 12 June 2026
Jun 12, 2026
Unknown duration
Falanqaynta Horyaalka Kubadda Cagta Adduunka
Jun 12, 2026
Unknown duration
Somalia News: Wararka Soomaaliya Jimce 12 June 2026
Jun 11, 2026
Unknown duration
Xirfaddii qadiimiga ahayd ee dalka Jabbaan (Karate) oo daawo u noqotay walbahaarka casriga ah
Jun 11, 2026
Unknown duration
Social Links & Contact
Official channels & resources
Official Website
Login
RSS Feed
Login
| Date | Episode | Description | Length | ||||||
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| 6/12/26 | ![]() World Cup Daily: Mexico iyo Korea Republic oo guuleystey maalinkii furitaanka | Xulalka Mexico iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa ku guuleystey kulamadooda koowaad ee Koobka Adduunka ee FIFA 2026, iyadoo dhanka kalena xulka Socceroos ee dalka Australia uu sii wado diyaar-garowga uu ugu jiro kulanka furitaanka ee Group D oo ay Axadda la ciyaari doonaan dalka Türkiye. | — | ||||||
| 6/12/26 | ![]() SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Jimce 12 June 2026 | Halkna ka dhegeyso warka maanta oo Jimce ah 12 June 2026 | — | ||||||
| 6/12/26 | ![]() Falanqaynta Horyaalka Kubadda Cagta Adduunka | Falanqayn xiiso leh oo ku saabsan cayaarihii kubbadda cagta adduunka oo bilaabmay. Labadii kooxood ee furay iyo xog ku saabsan garsoore Omar Abdiqadir Cartan oo Maraykanka laga soo celiyey iyo ballan-qaad loo sameeyey. | — | ||||||
| 6/11/26 | ![]() Somalia News: Wararka Soomaaliya Jimce 12 June 2026 | Madaxweynaha Cusub ee Koonfur Galbeed Soomaaliya oo xilka la wareegey iyo gudaha Xamar oo lo'da laga mamnuucayo ayaa ka mid ah wararka Soomaalia ee maanta oo Jimce ah. | — | ||||||
| 6/11/26 | ![]() Xirfaddii qadiimiga ahayd ee dalka Jabbaan (Karate) oo daawo u noqotay walbahaarka casriga ah | Daraasado dhowaan la sameeyey ayaa muujinaya in ku dhowaad kala bar dhallinyarada dalka Australia ay la tacaalayaan culaysyo dhanka nafta iyo maskaxda ah. Falanqayntan waxaanu ku eegeynaa sida tababarka iyo anshaxa iyo tabo-barka is-difaaca Karate-gu uu dhallinyarada iyo dadka waaweynba uga caawinayo dhisidda adkaysi maskaxeed iyo xasillooni | — | ||||||
| 6/11/26 | ![]() SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Khamiis 11 June 2026 | Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo caalamka ee Khamiis 11 June 2026 | — | ||||||
| 6/10/26 | ![]() Are electric vehicles worth it in Australia?| Fuel in Focus - Australia Explained: Baabuurta EV-ga Australia ma u qalmaan in la iibsado?| Fuel in Focus | Electric vehicles are becoming more common on Australian roads as fuel prices remain unstable and more drivers look for cheaper ways to travel. Here's what you need to know if you are thinking about making the switch. - Wax ka ogow, faa'iidada iyo caqabadaha baabuurta korontada ku shaqeysa ee dalka Australia. Inkasta oo kharashka hore ee iibka EV-gu uu ka sarreeyo baabuurta shidaalka , haddana khubaradu waxay sheegayaan in ay darawalladu baajin karaan ilaa 70 boqolkiiba kharashka shidaalka iyo 40 boqoalkiiba adeegga farsamada sannad-laha ah. | — | ||||||
| 6/10/26 | ![]() SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Arbaco 10 June 2026 | Wararka Arbacada waxaa ka mid ah: Iran oo loogu baaqay inay la shaqayso hay'adda kormeerta Nukliyeerka ee IAEA, iyo hoggaamiyaha mucaaradka Victoria, Jess Wilson, oo sheegtay inay guuleysan karto doorashada Victoria oo soo socota. | — | ||||||
| 6/10/26 | ![]() Somalia News: Wararka Soomaaliya Arbaco 10 June 2026 | Wararkii Soomaaliya ee Arbaco 10 June 2026 halkan ka dhegeyso. | — | ||||||
| 6/9/26 | ![]() Waalididiinta oo dowladda Ingriiskia ku adkaynaya in ay caruurta ka mamnuucaan baraha bulshada | Dalka Ingiriiska ayaa laga yaabaa inuu noqda dalkii ugu dambeeyey ee soo roga xannibaado waaweyn oo ku saabsan qaabka ay carruurtu u isticmaalaan baraha bulshada. | — | ||||||
Want analysis for the episodes below?Free for Pro Submit a request, we'll have your selected episodes analyzed within an hour. Free, at no cost to you, for Pro users. | |||||||||
| 6/9/26 | ![]() SBS Somali News: Warka Soomaaliga Talaado 9 June 2026 | Hoggaamiyaha Victoria, Jacinta Allan ayaa sheegtay in aanay hoggaaminteedu cidhiidhi ku jirin. Ra'yi-ururin la sameeyeyna waxaa laga arkay in xisbiga Labor-ka ee Victoria doorashada November ee sannadkan laga badin doono. | — | ||||||
| 6/9/26 | ![]() Dadka ku xiran xabsiyada ICE ee Maraykanka oo cuntada ka soomay iyo heerka is-dilkooda oo sarreeya | Warbixintani gaarka ah ee SBS Soomaali waxay daaha ka qaadaysaa xaaladda naxdinta leh ee ka jirta xabsiyada dadka la masaafurinayo lagu hayo ee Mareykanka (ICE). Fashil dhinaca caafimaadka maskaxda ah iyo daryeel la'aan baa laga cabanayaa. Illaa toban qofna way is-dileen. | — | ||||||
| 6/8/26 | ![]() SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Isniin 8 June 2026 | Iran ayaa wareegyo gantaallo ah u riddey dhinaca Israel. Ingiriiska, Jarmalka iyo Faransiiskuna waxay soo jeediyeen in la is hor-fadhiisiyo madaxweynayaasha Ruushka iyo Ukraine, si loo gaaro xabbad-jojin. | — | ||||||
| 6/8/26 | ![]() SBS Somali Friday Program: Barnaamkii Jimcaha 5 June 2026 oo dhan | Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimce 5 June 2026 oo dhammays tiran | — | ||||||
| 6/8/26 | ![]() What to expect when visiting the veterinarian - Australia Explained: Maxaad filan kartaa marka aad rabbaayaddaada u geyso dhakhtarka xayawaanka-ka? | Regular veterinary visits play an important role in keeping your pet healthy and happy. Find out what to expect at a veterinary clinic in Australia, from routine check-ups and vaccinations to advice on caring for your pet’s wellbeing. - Warbixintan waxay muujinaysaa muhiimadda ay leedahay in xayawaanka rabbaayadda ah si joogto ah loogu geeyo dhakhtarka (Veterinary) si loo xaqiijiyo caafimaadkooda. Waxayna si gaar ah u sharraxaysaa waxyaabaha laga filan karo xarumaha caafimaadka xayawaanka ee dalka Australia, sida baaritaannada joogtada ah, talaalka, iyo talooyinka ku saabsan daryeelka guud ee fayo-qabka xayawaanka. | — | ||||||
| 6/5/26 | ![]() SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Jimce 5 June 2026 | Warka Jimcaha waxaa ka mid, Axmed Al Axmed, oo lagusoo dacweeyey inuu aabbihii darayo (Xuurto) ku qabtay, iyo Donald Trump oo tibaaxay inay sharaf u ahaan lahayd haddii u la kulmi lahaa hogaaamiyaha Iran. | — | ||||||
| 6/4/26 | ![]() Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 5 June 2026 | Dagaalladii ka dhacay Muqdisho iyo wixii ay dhinacyadu ka yiraahdeen. | — | ||||||
| 6/4/26 | ![]() SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Khamiis 4 June 2026 | Dowladda Federaalka Australia ayaa u jawaabtey Maraykanka oo ku daray dalal ay kusoo rogeen cashuuro dheeraad ah. Israel iyo Hesbollah-na waxay cusboonaysiiyeen heshiis xabbad joojin ah oo ay ku kala saxeexdeen Washington. | — | ||||||
| 6/3/26 | ![]() SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Arbaco 3 June 2026 | Wararkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Arbaco ah, 2 June 2026, halkan ka dhegeyso. | — | ||||||
| 6/2/26 | ![]() Somali News: Wararka Soomaaliya ee Arbaco 3 June 2026 | Sheekh Shariif iyo iyo Xasan Khayre oo ka hadlay debed-bax loo ballansan yahay 4-ta June iyo Baydhabo oo bandow lagu lagu soo rogayo habeenkii. | — | ||||||
| 6/2/26 | ![]() Kuleyl Ka Daran Kii Hore Ayaa Soo Socda Sida ay Hay’adda Cimilada Adduunku sheegtay | Warbixin cusub oo ay soo saartay Hay’adda Cimilada Adduunka ayaa ka digaysa in shanta sano ee soo socota ay dunidu wajahayso kulayl hor leh, iyadoo ay u badan tahay in la jabiyo rikoodhadii hore ee heerkulka. Khubaradu waxay sidoo kale ka digayaan saamaynta arrintani ku yeelan karto dadka, deegaanka iyo nidaamyada cimilada, iyagoo ku baaqaya tallaabooyin degdeg ah oo lagu xakameeyo isbeddelka cimilada. | — | ||||||
| 6/2/26 | ![]() SBS News Somali: Warka Australia iyo caalamka ee Talaado 2 June 2026 | Warka Talaadada ee Australia iyo caalamkia waxaa ka mid ah: Shaqaalaha mushaharka yar oo loo kordhiyey. Tirada dadka Australia oo gaartey 28 Malyan iyo Donald Trump oo xabbad-joojin aan dhammays tirnayn ka dhex dhalinaya Hezbollah iyo Israel. | — | ||||||
| 6/2/26 | ![]() Autism-ku ragga uun u gaar ma aha | Warbixintani waxay daaha ka qaadaysaa isbeddelka weyn ee ku yimid fahamka Autism-ka. Xaaladdan oo muddo dheer loo ogaa inay ku gaar tahay wiilasha iyo ragga oo kaliya, ayaa cilmi-baarisyo cusubi hadda caddaynayaan inay dumarkana ku dhacdo. Waxaannu falanqaynaynaa dhibaatada haweenka da'da weyn ku ogaada xaaladdooda iyo sida fahamkan cusubi uu noloshooda wax uga beddelay. | — | ||||||
| 6/1/26 | ![]() SBS News Somali: Warka Isniinta 01 June 2026 | Wararkii maanta oo Isniin ah ee Australia iyo caalamka. Halkan ka dhegeyso | — | ||||||
| 5/31/26 | ![]() SBS Somali Program Full Friday: Barnaamikii Jimce 29 May 2029 | Waa barnaamijkii Jimcaha 29 May 2026 oo dhammays tiran. Warar iyo warbixinno ka dhegeyso | — | ||||||
Showing 25 of 1079
Sponsor Intelligence
Sign in to see which brands sponsor this podcast, their ad offers, and promo codes.
Chart Positions
4 placements across 3 markets.
Chart Positions
4 placements across 3 markets.

























