
Insights from recent episode analysis
Audience Interest
Podcast Focus
Publishing Consistency
Platform Reach
Insights are generated by CastFox AI using publicly available data, episode content, and proprietary models.
Most discussed topics
Brands & references
No brand mentions extracted.
Est. Listeners
Insufficient chart data. Estimates will improve as the show charts.
- Per-Episode Audience
Est. listeners per new episode within ~30 days
N/A🎙 Weekly cadence·48 episodes·Last published 3mo ago - Monthly Reach
Unique listeners across all episodes (30 days)
N/A - Active Followers
Loyal subscribers who consistently listen
N/A
Market Insights
Platform Distribution
Reach across major podcast platforms, updated hourly
Total Followers
—
Total Plays
—
Total Reviews
—
* Data sourced directly from platform APIs and aggregated hourly across all major podcast directories.
On the show
From 1 epsHost
Recent guests
No guests detected in recent episodes.
Recent episodes
TAWAKUL - Ramadan mini series
Mar 8, 2026
10m 15s
SHAME- 3NOOC dhaqanka Ceebtu noloshaada u qaabeeyo.
Oct 5, 2025
21m 19s
Forgive Yourself So You Can Move Forward - Naftaada cafi
Oct 22, 2024
9m 16s
Why Marry a Narcissist? 5 Reasons Abuse Victims Stay
Oct 4, 2024
29m 20s
Resilience: Awooda kasoo kabashada caqabadaha ama guuldarada
Jan 23, 2024
8m 04s
Social Links & Contact
Official channels & resources
Official Website
Login
RSS Feed
Login
| Date | Episode | Topics | Guests | Brands | Places | Keywords | Sponsor | Length | |
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| 3/8/26 | ![]() TAWAKUL - Ramadan mini series✨ | Ramadanfaith+3 | — | — | — | TawakulRamadan+3 | — | 10m 15s | |
| 10/5/25 | ![]() SHAME- 3NOOC dhaqanka Ceebtu noloshaada u qaabeeyo. | Dhaqanka soomaliga ayaa aad u isticmaalaha kuna salaysan kalmada waa ceeb, dadku maxay odhan, sidee lagu arki, hana ceebayn, ha is ceebayn hadaba sidee ayay qofka noloshiisa u qaabaysaa arintani ilaa caruurnimo ilaa qaan gaadhnimo iyo nolosha danbeba. waa mowduuca maanta dhagayso fadlan rayigaaga na igula wadaag comments ka. mahadsanid. Istahil | 21m 19s | ||||||
| 10/22/24 | ![]() Forgive Yourself So You Can Move Forward - Naftaada cafi | No description provided. | 9m 16s | ||||||
| 10/4/24 | ![]() Why Marry a Narcissist? 5 Reasons Abuse Victims Stay | Why Marry a Narcissist? 5 Reasons Abuse Victims Stay. | 29m 20s | ||||||
| 1/23/24 | ![]() Resilience: Awooda kasoo kabashada caqabadaha ama guuldarada | No description provided. | 8m 04s | ||||||
| 1/16/24 | ![]() 10 qaab oo aad ula tacaali kartoo depression ka iyo 10 sababood | Iskubuuqa waxa keena ama sababa arimmo aad u badna oo kala duwan sidoo kale waxa uu yimaadaa marar iyo xaalado kala duwan oo qaar la saadaalinkaro sida umasha kadib iyo marar kale markaa halkan maanta waxaan ku soo qaadanaynaa 10 qaab oo aad ula tacaali karto iyo 10 sababood. | 17m 50s | ||||||
| 12/19/23 | ![]() 5 shay oo laga qoomamoodo markuu wakhtigu ku dhaafo | Had iyo jeer waxaan ku mashquulanaa ama ahmiyada siinaa waxaabo hadii sanno kadib lagu waydiiyo farxaada iyo cida aad jeceshahay toona aan noloshooda iyo xidhiidhkiina ama wakhtigii aad wada qaadan lahaydeen wax saamayn ah ku reebin, hadaba shan tan shay ayaa ah kuwada dadku guud ahaan inta badan wakhtiga ay gaboobaan ama jaaninskoodii dhaafo ay ka qoomameeyaan. | 7m 42s | ||||||
| 7/30/23 | ![]() 5TA NOOC EE BAHDILKA & NOOCA UGU DANBEEYAY EE DIGITAL KA. | 5 nooc oo ka mid ah bahdilka iyo xadgudubka kuwaan oo ku jiro kan ugu danbeeyay ee digital abuse ka. dhagaysi wacan. | 14m 17s | ||||||
| 6/5/23 | ![]() Personal development: Hore umarka qofku wuxuu sameeyaa cida ugu dhow! | Hadii aad noloshaada iyo naftaadaba isbadal ku samayso waxay saamayn ku yeelanaysaa toos ah hadba cida kugu dhow sida asxaabtaad ama qoyskaagaba, tusaale ahaan isbadalkaasi siyaabaha u asxaabtaada utaaban karo waxa weeye in ay kula jaan qaadi waayaan oo wiixi aad waadi jirteen sida fikradaha, madadaalada iyo dhamaan dhankasta oo nolosha aad iskaga xidhnaydeen aad kala xidhiidh furataan ama ay kula jaanqaadaan oo iyaguna hore umar tiigsadaan. Sidaa si lamid ah waxaad noqono kartaa in saxiibkaa hore umar ku talaabsado oo adigu aad noqoto cida laga gudbayo ee aan talabadaas la qaadi karin. | 9m 32s | ||||||
| 6/1/23 | ![]() Growing up toxic household - Identity lost, P.Pleasing and low esteem | Marka uu ilmuhu ku koro guri toxic ah xataa hadii aan isaga si toos ah waxba loogu geysan oo loo dhibaatayn hadana waxa soo gaadha waxyeelo aad u balaadhan haseyeeshee halkan waxaan ku soo qaadanaynaa uun saddex calaamadood oo ka mid ah dhibaatooyinka balaadhan ee soo gaadha kana muuqda marka uu ilmuhu waynaado. | 12m 48s | ||||||
Want analysis for the episodes below?Free for Pro Submit a request, we'll have your selected episodes analyzed within an hour. Free, at no cost to you, for Pro users. | |||||||||
| 3/3/23 | ![]() 9 qodob oo ilamaha ka ilaaliya Trauma da hadhow | Sagaalkan qodob maaha ku hubaal ilmahaaga noloshiisa mid saxar iyo dhib la'aan ah ka dhigi doono lakiin waa kuwo hubaal kordhin doona taya'ada noloshiisa. | 15m 27s | ||||||
| 9/26/22 | ![]() Why my Ex - Waayo uu Ex kaygu qofka cusub u siiyaa wixii aan anigu ka wayay | Episode kan waxaan kaga hadalaynaa waayo Ex aad kala tagteen uu ugu sameeyo wixii uu adigu ku samayn wayay qofka cusub, ama wax kasta oo aad adigu rabtay. waayo ay iyagoo ahaa kuwa xun isla markaan khaldanaa ay hadana ugu muuqdan kuwo nolol cusub oo farxad leh markiiba samaysta halka qofka daacada ahi ay mudo ku qaadato. malaha wax kastaa siday u muuqdan maaha. | 9m 23s | ||||||
| 4/11/22 | ![]() Saxiibka Xaasidka Calamadihiisa - Toxic friends | Saaxiibka xun iyo qaar kooban oo ka mid ah calaamadihiisa si maalinle ah ama joogta ah u saameeya hab nololeedkeena iyo dhamaanba degananshaha iyo farxadeena. | 11m 06s | ||||||
| 3/16/22 | ![]() Isku-Buuqa iyo Calamadaha qofku isku arko | Iskubuuqa iyo calaamadaha qofku isku arko qaar kamid ah iyo sida ay nolol maalmeedkiisa u saameeyan isla markaana ay u eegyihiin. | 7m 23s | ||||||
| 9/26/21 | ![]() Kaltum Rivers without the Music background | No description provided. | 53m 41s | ||||||
| 9/11/21 | ![]() 5 Nooc ee waalidnimada & Saameyntooda | Maanta waxaan ka hadlaynaa 5 nooc ee ay waalinimadu uqaybsanto iyo saameynta ay ku yeeshaan caruurta, sida nolooshada ayaaheeda danbe. | 25m 36s | ||||||
| 7/18/21 | ![]() 3 dan nooc ka fagow: Negative people | No description provided. | 33m 43s | ||||||
| 7/11/21 | ![]() Faahfaahsan+Jaawaabo Narcssist | Eposide kan waxaan aad u sharaxayaa barnaamijkmii hore sidoo kale qayb cusubna aan ku daray aniga oo ka duulaya su'aalihii aad iga soo waydiiseen mawduuca oo bartayda tiktok iyo comments ka youtube kaba. | 47m 33s | ||||||
| 7/4/21 | ![]() #Narcissist Labadiisa nooc iyo sideed ka yeeli lahayd. | waxa barnaamijkani si faahfaahsan uga hadlayaa Narcsissist ka iyo labadiisa nooc ee ugu weyn iyo calaamadaha lagu garto, habdhaqankooda iyo sidii aad ula noolaan lahayd. | 21m 12s | ||||||
| 4/26/21 | ![]() Procrastination: Wahsiga: Iska jar oo qorshahaaga raac | All social media: @Somalimotivationpodcast @Esthahil Contact:Somalimotivationpodcast@gmail.com | 8m 07s | ||||||
| 3/2/21 | ![]() SAAQIDNIMAD: Muxuu ilmuhu u nacaa Iskuulka. | Sababaha keena in uu ilmuhu iskuulka naco ama ka nijad jabo. ayaan maanta u qaybninaynaa laba sababood iyo sidoo loo xalin lahaa iyo waxyaabaha keenaba. Social media: @Esthahil @Somalimotivationpodcast | 21m 49s | ||||||
| 2/18/21 | ![]() Gaslightning: Habka ugu khatarsan ee qofka maskaxda looga qabsado. #Bahdilka | #Dhiirigalin #Domesticabuse #somalipodcast #somalimotivationpodcast Kalmadan aan maanta ka hadlayno ayaa ah mid khatar ah, aad u culus islam arkaan macanaha ay u taagan tahay uu yahay mid cabsi leh marka la eego sida ay u samayn karto qofka ku jirta xaalada ama xidhiidhka abuse ka noocan ahi ka dhaco. Waa mid qofka maskaxdiisa iyo awooda ka qaadi karta isla markaana uunoqonayo mid runta iyo dhalanteedka kala saari karin. Facebook: @Esthahil Aideed Facebook: @Somali motivaton podcast Instagram: @Somali motivaton podcast Instagram: @Esthahil | 13m 10s | ||||||
| 2/7/21 | ![]() Kadaa dhaawaca Maskaxda Ilmahaaga. | No description provided. | 7m 16s | ||||||
| 1/31/21 | ![]() Casharkii aan Nolosha ka bartay - Qoraaga Doolaal | Maxamed Badda waa qoraaga buuga Doolaal oo uu kaga sheekaynaayo noloshiihsa ilaa caruurnimo ilaa hada, casharada uu nolosha ka bartay iyo fariinta uu usoo gudbinaayo dhalinyarada. waraysiga kaga boggo intaas iyo warbixino kale oo dheeraad ahba. | 36m 50s | ||||||
| 1/7/21 | ![]() Bahdilka iyo Gumeysiga Maskaxada iyo waxyeelada Jidhka. | Maxaad ka taqanaa noocyada gumeysiga iyo bahdlika maskaxada ama waxyeelada jidhkaba ee qoyska ka dhex dhaca. 5 wado ee dhabanaha loo dhibo iyo labada nooc ee guud ahaan abuseka barnamika maanta ee #Dhiirigalin ka dhagayso #Domesticabuse. | 23m 28s | ||||||
Showing 25 of 46
Sponsor Intelligence
Sign in to see which brands sponsor this podcast, their ad offers, and promo codes.

