S1 E1: Maareeyaha NIRA oo Ka Jawaabaya: Lacagta Kaarka Aqoonsiga, Eedaha Musuqa & Qorshaha Mustaqbalka |E3

S1 E1: Maareeyaha NIRA oo Ka Jawaabaya: Lacagta Kaarka Aqoonsiga, Eedaha Musuqa & Qorshaha Mustaqbalka |E3

From Miizaan by Dawan Media

November 3, 2025 · 1h 30m · Episode 1

About this episode

In this episode, the director of NIRA discusses the new identification system in Somalia, addressing public concerns about fees, corruption allegations, and future plans.

Ku soo dhowaada Xalqada 3-aad ee Miizaan Podcast oo ay soo saarto Dawan Media. Qeybtan waxaan ku martiqaadnay Maareeyaha Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA) si aanu uga hadalno su’aalaha ay bulshada ka qabaan nidaamka aqoonsiga cusub ee Soomaaliya. Waxaan ka doodnay: 🔹 Lacagta laga qaadayo muwaadiniinta ee Kaarka Aqoonsiga Qaranka 🔹 Eedaha musuq-maasuqa ee ka soo baxay baraha bulshada 🔹 Ilaalinta xogta muwaadiniinta iyo amniga digitalka 🔹 Awoodda iyo madaxbannaanida nidaamka 🔹 Isdhexgalka hay’adaha dowladda iyo adeegyada shacabka 🔹 Qorshaha mustaqbalka ee nidaamka aqoonsiga dalka Barnaamijkan wuxuu muhiim u yahay qof kasta oo xiiseynaya: ✅ Nidaamka Aqoonsiga Qaranka ✅ Amniga macluumaadka & xog-ilaalinta ✅ Hufnaanta dowladnimada iyo la-xisaabtanka ✅ Dijitileynta iyo horumarinta adeegyada shacabka 🎙️ Marti: Maareeyaha NIRA 🎤 Barnaamij: Miizaan Podcast — Dawan Media 📍 Goobta: Muqdisho 📺 Daawo wareysiga oo dhameystiran YouTube-ka Dawan TV 📢 Fariin Fikirkaaga noo reeb! Sidee u aragtaa nidaamka Aqoonsiga Qaranka? Ma tahay in laga dhigo bilaash mise waa in lagu bixiyo qarash?

People in this episode

Guest: Maareeyaha Hay Adda Aqoonsiga Qaranka Nira

Topics covered

  • Aqoonsiga Qaranka
  • Musuq-maasuq
  • Amniga macluumaadka
  • Hufnaanta dowladnimada
  • Dijitileynta

Keywords

  • Kaarka Aqoonsiga
  • Xog-ilaalinta
  • Isdhexgalka hay’adaha
  • Qorshaha mustaqbalka

Mentioned in this episode

Places: laga dhigo, lagu bixiyo qarash

More episodes of Miizaan

Explore listener stats, chart rankings, contacts and more on the Miizaan podcast page.