
S1 E3: Kamid Noqoshada Soomaaliya ee Bulshada Bariga Afrika EAC, Khasaare Mise Faa'ido?
From Miizaan by Dawan Media
March 22, 2026 · 1h 11m · Episode 3
About this episode
The episode discusses Somalia's integration into the East African Community, exploring its benefits and challenges.
Bariga Afrika maanta waa goob ay isku dhex milayaan siyaasadda, dhaqaalaha, ganacsiga, amniga iyo istaraatiijiyadda gobolka. Laba sano kadib markii Soomaaliya ku biirtay East African Community (EAC), waxaa la isweydiinayaa: maxaa la gaaray? maxaa ka dhiman? halkee loo socda? Xalqaddan Miizaan Podcast, waxaan si qoto dheer ugu falanqeynaynaa heerka isdhexgalka Soomaaliya iyo EAC, faa’iidooyinka iyo caqabadaha jira, iyo sida Soomaaliya uga faa’iideysan karto suuq ka badan 300+ milyan oo qof. Martida Gaarka ah: 🎙 Cali Cumar (Cali Balcad) – Wasiir Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, u qaabilsan Ururka Bariga iyo Bulshada Afrika. Wuxuu si xirfadaysan uga hadlayaa: ✔️ Heerka ay Soomaaliya ka marayso is-dhexgalka EAC ✔️ Waxyaabaha u sahlaya iyo caqabadaha ku hor gudban xubinimada ✔️ Xiriirka Somalia & dalalka Bariga Afrika ✔️ Qorshaha mideynta sharciyada socdaalka, kastamka & dhaqaalaha ✔️ Sida loo dhaqaajin karo ganacsiga, socdaalka, iyo fursadaha suuqa EAC ✔️ Xaaladda Suudaan & Masar ✔️ Tahriibka, socdaalka iyo iskaashiga amniga gobolka Wareysiga waxaa qaaday: 🎤 Mohamed Ibrahim Fanah 🎤 Alinur Salaad Miizaan Podcast waxaa soo saara Dawan Media — madal loogu talagalay…
People in this episode
Guest: Cali Cumar
Topics covered
- Somalia
- East African Community
- politics
- economics
- trade
- security
- regional strategy
Keywords
- EAC
- Somalia
- integration
- trade opportunities
- regional cooperation
More episodes of Miizaan
- S1 E5: 5 mise 4? Immisa sano ayaa ardayga u fiican inuu jaamacad dhigto? · April 22, 2026 · 2h 15m
- S1 E4: Waa maxay warqadda ay Soomaaliya u dirtay 54-ta dal ee Afrika? · March 22, 2026 · 41 min
- S1 E2: Deyn Cafinta Kadib, Soomaaliya Deyn Cusub Ma Qaadatay? Wareysi Wasiirka Maaliyadda Biixi Iimaan · March 22, 2026 · 1h 41m
- S1 E1: Maareeyaha NIRA oo Ka Jawaabaya: Lacagta Kaarka Aqoonsiga, Eedaha Musuqa & Qorshaha Mustaqbalka |E3 · November 3, 2025 · 1h 30m
Explore listener stats, chart rankings, contacts and more on the Miizaan podcast page.